dhaqaalaysi
(m.l)ld dhaqaalaysasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhaqaalaysi ↴
dhaqaalaysasho [m.f.dh]
eeg dhaqaalayso. ld dhaqaalaysad, dhaqaalaysi.
xaradhaamo [m.dh]
Waxaaga oo la deysto oo qof kale wixii, wax lagu qabsado; wax dhaqaalaysi; tashiilad; maradhaaro.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg