Dhaqanhabow

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Dhaqan aan xog-ogaan loo ahayn oo bulsho dhaqankeedii hore beddela. 2. ld dhaqanhabaabid.

Dhaqanhabow

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-baabay, -baabtay; -baabi)

Dhaqan aan xog-ogaal loo ahayn cid ku beermid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhaqanhabow

dhaqanhabaabi | dhaqanhabaabid | dhaqanhabowsan | dhaqanhabowsanaan | dhaqanhbowsanaansho | dhaqanwareeri |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg