dhaqasho
(m.f.dh)

eeg dhaqo. ld dhaqad.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhaqasho

caanyee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-eeyay, -eysay)
1. Harag caano ku jilcin. 2. Ma daroorsha ka dhigid, agloolid. 3. Waxyaabo aan islahayn isku qasid (arrin). 4. Qof si xun ula dhaqasho.

darabdhaqasho [m.dh]
ld darabqaadasho.

dhaqad [m.l]
ld dhaqasho.

faradhaqasho [m.dh]
ld faraxalasho.

faraxalo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-ashay, -alatay)
1. Biyo faro ku dhaqasho. 2. Ka f.: hawl lagu guda jirey ebyid. ld faradhaqo, farammayro.

fooldhaqasho [m.f.dh]
eeg foodhaqo.

luqluqo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-qday, -qatay)
Afka gudihiisa biyo yar ku dhaqasho.

mayro [Fal Gudbe/Magudbe3 | Verb Transitive/Intransitive3] (-rtay, -ratay)
1. (f.g) Wax, sida dhar iwm biyo ku dhaqasho. 2. (f.mg) Qubaysasho (qof).

xooladhaqasho [m.dh]
Hawsha dhaqashada iyo xannaanaynta qaar ka mid ah xoolaha caws-ka daaqa.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg