dhaqdhaqid
(m.f.dh)eeg dhaqdhaq². ld dhaqdhaq¹ (3).
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhaqdhaqid ↴
dhaqdhaq [m.l]
1. Wax yar oo dufan ah ama caano ama biyo ama wax la mid ah oo wax lagu agloolo ama lagu xalo. 2. Caano ama biyo yar oo weel salkiisa ku haray. 3. ld dhaqdhaqid.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg