Dhaqo
Qaabnaxa: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3 Isrogrogga: (-qday, -qatay)1. Wax si fiican u maamulasho. 2. Wax mayrasho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhaqo ↴
saabbuunmaris | aalkol | baaf | raarbiyood | caanateel | carrog | darab | darabdhaqo | dhadhaab | dhaqasho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg