Dharee

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-reeyay, -raysay)

Wax dhar u yeelid.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dharee

xab | asiidha yuurig | cabeeb | dharayn | dhareer | dhareer | dhareerid | dhareerrey | mandhareer |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg