Dhawrsan
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-naa, -nayd)Qof xumaanta iyo ceebta iska ilaaliya ahaansho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhawrsan ↴
xaaraami | xalaalquute | dhawrsanaan | dhawrsanaansho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg