Dhax
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:Dh. ah: nafley hoygeeda habeen ka maqnaan.
Dhax
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-xay, -xday; dhixi)1. Ku dh.: meel aan buuxin. 2. U dh.: Haweeney la qabo ahaansho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhax ↴
faadumo | kaad | taada | yaare | baac | baahawadaag | caac | haasaawe | jaakad | maalin |ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

