Haasaawe

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Sheeko maaweelo leh oo laba qof ama ka badan dhex marta. 2. Sheeko nin iyo naag isku xodxodanaya dhax marta.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga haasaawe

haasaawayn | haasaawee | haasaawi | haasaawin | haasow | jalbeeb |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg