Dhayl

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

1. ld dhaylo. 2. dheel².


Dhayl

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-ylay, -yshay)

Neef yaraan ku qalasho.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhayl

dhayladhufaan | dhayladhufaan | dhayladhufaanad | dhayladhufaanasho | dhayladhufaanid | dhayladhufaano | dhaylaqaad | dhayli |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg