dheefi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)Wax waxtar iyo dheef leh siin; cunto siin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dheefi ↴
baan [m.dh]
Cunno nafaqo leh oo lagu dheefiyo qof buka ama dhaawac ah.
dheefin [m.f.dh]
eeg dheefi.
kori [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. (f.g) Wax dhashay ama yar dheefin si uu u weynaado. 2. (f.mg) Ka k.: nafley dhibaato ka nabad-gelin (Ilaah).
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg