Kori

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

1. (f.g) Wax dhashay ama yar dheefin si uu u weynaado. 2. (f.mg) Ka k.: nafley dhibaato ka nabad-gelin (Ilaah).

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kori

caabuqtire | okori | okorin | oksiin | oojiniisis | taddawur | taf | ugax | ukun | uurjiif |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg