dheefsi
(m.l)ld dheefsasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dheefsi ↴
dheefsasho [m.f.dh]
eeg dheefso. ld dheefsad, dheefsi.
geedaggooso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-stay, -satay)
1. Sixir ama faal wax dheefsi awgeed u samayn. 2. U g.: xoolo, laamo caleen leh u jarash.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg