Dheellitir

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

1. Isle'ekeysiinta culayska saaran wax labadiisa dhinac. 2. Isle'ekeysiinta xisaab labadeeda dhinac. 3. ld dheellitirid.


Dheellitir

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

Xisaab labadeeda dhinac isle'ekeysiin.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dheellitir

cammir | cuddoon | dheelli | dheellitiran | dheellitiran | dheellitirid | dheellitirnaan | dheellitirnaansho |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg