dhegala'
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-'aa, -'ayd)Nafley aan wax maqlin ahaansho..
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhegala' ↴
dhegala' [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-'aa, -'ayd)
Nafley aan wax maqlin ahaansho..
dhegala'aan [m.f.dh]
eeg dhegala'.
dhegoolee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-leeyay, -leysay)
Is dhegatirid; wax dhegala' iska dhigid.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg