Dhegsan

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-naa, -nayd)

Wax meel ku naban ahaansho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhegsan

alkahool | amiino asiidh | dahaar | dhegsanaan | dhegsanaansho | dhegsin | dux-foosfeyt | il | jeekam |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg