Dahaar
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-rro, m.dh)Dhawraarin maqaar; maro, warqad adag iwm ka samaysan, wax dusha uga dhegsan.
Dahaar
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)Dhawraarin maqaar; maro, warqad adag iwm ka samaysan, wax dusha uga dhejin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dahaar ↴
raaf | kaambe | abuumaqas | bariiq | barijugley | beer | bilyaardi | buunshe |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg