Dhexsoco

Qaabnaxa: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3 Isrogrogga: (-cday, -cotay)

Laba wax (ama laba melood ama laba qof) dhexdood marid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhexsoco

dhexsocod | dhexsocosho | dhexsocoto |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg