Dhextaal
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-lo, m.l)Tix yar, soo noqnoqota oo maansada qaybo u kala qaybisa. ld dhextaallo.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhextaal ↴
jabaq | nabaddoon | nabdi | dhaabad | dhextaallo | galliin | gudo-noqod-dhan | hir | itaal birlabeed |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg