Xayl

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

Dhiigga dumarku bishiiba kol helo; caado; dhibaad.


Xayl

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-lay, -shay)

Haweeney caado helid.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xayl

caado | dhibaad | dhiig | xaylid |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg