Dhiftin

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Guntinta xarigga in yar oo ka soo taagan oo la jiido marka la rabo in deg-deg loo furo. ld dhifsasho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhiftin

dhifsasho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg