dhufsasho
(m.dh)

ld dhifsasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhufsasho

daf [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-fay, -ftay)
Ka d.: wax si kedis ah u dhufsasho.

dhifsasho [m.f.dh]
eeg dhifso. ld dhifsad, dhiftin, dhufsad, dhufsasho, dhuftin.

gano [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-ntay, -natay)
Ugaar fallaar ku dhufsasho. ld gen.

saddexjibbaaro [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-rtay, -ratay)
Tiro saddex jeer isku dhufsasho.

shaabbadayso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-stay, -satay)
Wax shaabbad ku dhufsasho. ld shabbadayso, shabbayso.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg