Dhiibo

Qaabnaxa: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3 Isrogrogga: (-btay, -batay)

1. Wax la hayo cid kale u gudubsasho. 2. Wax qof leeyahay cid kale ku ammaanaysasho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhiibo

adeeg | dhiibasho | diibaaji | ergey | farallaab | farriin | waxyi |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg