Dhiidhi
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Caro qiiro leh oo cid fal xun loo geystay muujiso; xanaaq. 2. ld dhiidhiyid.
Dhiidhi
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Ciid biyo qooyeen; dhiiqo.
Dhiidhi
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Dhoobo aad u qoyan.
Dhiidhi
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-iyay, -iday; -iyi)Cid fal xun loo geystay caro qiiro leh muujin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhiidhi ↴
barijugley | dhiidhiib | dhiidhiibi | dhiidhiibid | dhiidhiibin | dhiidhiibsad |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg