Dhiigyar
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-raa, -rayd)Wax aan dhiig badani jirkiisa ku jirin ahaansho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhiigyar ↴
dhiigyaraan | dhiigyaraansho | dhiigyari | dhiigyari-daran | dhiigyaro | tiire | wadnabbaab |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg