dhiijin
(m.f.dh)eeg dhiiji. ld dhiijis.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhiijin ↴
dhiijis [m.l]
ld dhiijin.
farriiq [Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1] (-qay, -qday)
1. (f.g) Dareere yar meel ka soo dhiijin. 2. (f.mg) Dareere yar meel ka soo dhiiqid.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg