dhiijis
(m.l)

ld dhiijin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhiijis

dhiijin [m.f.dh]
eeg dhiiji. ld dhiijis.

qanjidh-kelyood [m.l] (-dho ..., m.l)
(c.nafl.) Lammaane ka mid ah qanjidhada marinka la'oo laga helo kelyaha dushooda. Qaybta gudaha ee qanjidh kelyoodyada oo loo yaqaanno 'medula'ayaa waxay dhiijisaa horomoonada kala ah adirinaliin iyo noradirnoliin.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg