Dhiin

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

1. Dheecaan yar, layiig ah, oo ka yimaadda miraha, geedaha, nabarrada iwm 2. Midab aad u guduudan.


Dhiin

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-iimay, -iintay; -iimi)

Miro, geedo, nabar iwm dheecaan ka soo bixid.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhiin

maadhiin | xagar | aayodhiin | alaab caydhiin | ayodhiin | carar | dhabaq | dhadhiin | dhidhiin | dhiidhiin |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg