dhiliq
(Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine)ld dhillis.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhiliq ↴
dhiliqsad [m.l]
ld dhillisasho.
dhiliqsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
ld dhillisan.
dhiliqsanaan [m.dh]
ld dhillisnaan.
dhiliqsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld dhillisnaan.
dhiliqsasho [m.dh]
ld dhillisasho.
dhiliqsi [m.l]
ld dhillisasho.
dhiliqso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
ld dhilliso.
dhillis [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
Mindi, masaar, toorray iwm oo aan daab lahayn. ld dhiliq.
dhillisan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa, -snayd)
Wax daabkii laga saaray ahaansho (mindi, masaar, toorray iwm). ld dhiliqsan.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg