dhisnaansho
(Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine)

ld dhisnaan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhisnaansho

dhakool [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oolay, -ooshay)
Qof, meel cidla'ah iska taagnaansho ama ka dhisnaansho.

dhisnaan [m.f.dh]
eeg dhisan². ld dhisnaansho.

firdhisnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld firirsanaan.

muldhisnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld muldhisnaan.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg