foodley
(m.dh)Gabar yar oo aan weli qaangaarin; dhoocil.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh foodley ↴
dhoocil [m.dh] (-lo, m.l)
1. Gabar aan weli qaangaarin; foodley. 2. Naag aad u buuran.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg