Dhoqol

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-llo, m.dh)

Haruubka dhiisha ilmaha caanaha loogu shubo.

Dhoqol

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-lo, m.l)

Dhiil yar oo ilmaha caanaha loogu shubo.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhoqol

buqul | buqul |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg