Dhufaanan
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-nmay, -nantay; -nmi)Wax la dhufaanay noqosho.
Dhufaanan
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-nnaa, -nnayd)Wax la dhufaanay ahaansho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhufaanan ↴
ahmin | dhufaanmid | dhufaannaan | sangooti |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg