Dhuro
Qaabnaxa: Fal Gudbe/Magudbe3 | Verb Transitive/Intransitive3 Isrogrogga: (-rtay, -ratay)1. (f.g) Hoore weel ku shubasho iyadoo weel yar la dardarayo. 2. (f.mg) U dh.: dhaqan ama dabeecad ciddiisu hidde u lahayd la soo bixid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhuro ↴
banduul | dhuraal | dhuraal | dhurasho | dhure | dhuroobid | dhurow | dhurow | saliifad |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg