Dhuundhas

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-syo, m.dh)

Dareere ama neef xoog u diisan oo ka soo baxaysa dhuun af-yar kana dhalata nakhaska (qashinka) ay tuurayaan marwaxadaha neefeed.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhuundhas

injiin-dhuundhas | istraatosfeer |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg