Di'i

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Roob keenid (Ilaah).

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga di'i

raayo | agow | an | barbardi'id | cadh | curo | daruurnugul | deyraan | di'i | di'id |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg