Dibbad

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

1. Maqanaanta labada habeen ee dayaxeed ugu dambeysa ee aanu dayaxu soo bixin. 2. Rugta dayuxu fariisto labada habeen ee ugu dambeeya bil-dayaxeed. 3. ld dibbasho. ld dubbad¹.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dibbad

dibbasho | dubbad | walaayati | waranweyro |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg