Dubbad

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

ld dibbad.


Dubbad

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-do, m.l)

Bir kuusan oo lugo ay isku taagto iyo dhego la qabto leh oo tumaalku biraha uu tumayo dusha ka saaro.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dubbad

cuddad | dibbad | dibbasho | dubbadhac | dubbadhac | dubbadhicid | iskuddubbadhac | iskuddubbadhac |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg