Dibbo
Qaabnaxa: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3 Isrogrogga: (-baday, -batay)1. Dad ama xoolo rugtoodii ka dhixid. 2. Dayax soo bixi waayid. ld dubbo.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dibbo ↴
dibbasho | dibbood | dibbood | dibboodi | dibboodid | dibboodin | dubbo |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg