Digaag

Qaabnaxa: Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective Isrogrogga:

Shimbir aan duulin, la dhaqdo oo hilibkeeda iyo ukunteedaba la cuno; dooro; luki. ld diyaad, diyaaj.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga digaag

baaldhiig | cuq | dabacadde | digiiran | diiq | diyaad | diyaaj | dooro | galaan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg