Digaxaar

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-rro, m.dh)

Qori xalleefsan oo xeraada xoolaha digeda looga guro.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga digaxaar

qaraf |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg