Qaraf
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-fyo, m.dh)Kabriid; tarraq.
Qaraf
Qaabnaxa: Magac Lab/Dheddig Urur | Noun Masculine/Feminine Collective Isrogrogga:Qori xalleefsan oo ciidda digada xoolaha iwm lagu guro; digaxaar.
Qaraf
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-rfo, m.dh)Weel qori ka samaysan oo kaadida geela iyo goggobada lagu qamiiriyo marka xoolaha la dhayayo.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qaraf ↴
kabriid | qarafeysasho | qarafeyso | qarafo | qarafsasho | qarafso |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg