Digri

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

(dii.)Qasaa'id diini ah oo ay qaadaan wadaaddada dariiqooyinka; xadro. ld digriyid.


Digri

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-iyay, -iday; -iyi)

(dii.) Digri qaadid (wadaad dariiqo).


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga digri

saacaddiya | xadro | cabbire-selsiyas | dariiqo | dhafar | digrii | digrii | digriyid |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg