diifso
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-saday, -satay)Diif iska tirid (qof). ld duufso.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh diifso ↴
diifsasho [m.f.dh]
eeg diifso. ld diifsad, duufsad, duufsasho, duufsi.
duufso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-saday, -satay)
ld diifso.
nadiifso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
Wax nadiif ka dhigasho.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg