Duufso

Qaabnaxa: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3 Isrogrogga: (-saday, -satay)

Cid fal xun in ay samayso u hor kicid.

Duufso

Qaabnaxa: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3 Isrogrogga: (-saday, -satay)

ld diifso.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga duufso

diifso | duufsasho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg