Diiran
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-rmay, -rantay; -rmi)Wax diirkii ka dhacay noqosho.
Diiran
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-rnaa, -rnayd)Wax la diiray ahaansho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga diiran ↴
aagga-qabow | abyin | abyineed aan hubnayn | cimilo-badeed | dabeyl-kulul | dharab-barafeed | diirane | diirane-koowaad |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg