Diir

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Kulayl, uumi.

Diir

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Dubka sare ee lafta geedka.

Diir

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

ld diirdiir².

Diir

Qaabnaxa: Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective Isrogrogga:

ld digir².

Diir

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

1. Wax in yar kululaansho. 2. Qof, in yar xanaaqid.

Diir

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

1. Geed diir ka qaadid. 2. Wax qaawin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga diir

aagga-qabow | baa | jaad | qaaqami | qaaqan | taakiso | uumi | uumi | abyin | abyineed aan hubnayn |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg