Dildillaaci

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Wax dildillaac u yeelid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dildillaaci

diindiin | diindiin | dildillaacid | dildillaacin | jawrar | luufluuf | luufluufi |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg