Diqdiq

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

ld diqdiqo¹.


Diqdiq

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

Wadiiqo yar oo cagta dadku samayso, oo isku xirta laba guri ama guri iyo beer.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga diqdiq

diqdiqasho | diqdiqayn | diqdiqee | diqdiqo | diqdiqo | gurood |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg