Diqdiqo

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Socodka laba meelood si joogto ah laysaga socdo. 2. Waddo dhuuban; wadiiqo. ld diqdiq¹.

Diqdiqo

Qaabnaxa: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3 Isrogrogga: (-qtay, -qatay)

Ku d.: cunto cuniddeeda ku noqnoqosho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga diqdiqo

diqdiq | diqdiqasho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg